Agamsaha(GNN)Inaalilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajacuun Waxa Maanta Ceel Biyood Ku Yaala Deegaanka Agamsaha Ee Duleedka Degmada Arabsiyo Gobolka Gabiley Ka Dhacday Dhacdo Naxdinteedaleh oo Laba Qof Oo Raga Ayaa Ku Geeridyooday Ceelbiyood Ay Qodoyeen Oo Ku Dhexyaala Beer Bustaanlay Ah, Dadka Deeegaanka Agamsaha Ayaa Warbaahinta Uxaqiijiyay In Laba Qof Oo Ka Mid Ahaa Shaqaalihii Ceeel Biyoodka Qodoyay Ayku Naf Waayeen Kadib Markii Ceelku Kuso Go,Ay Oo Maxmamuaua Lagu Kalo Magalalauaoa Ahmed Mohama Ed Xabeeb Iyo Mohamed Faarax Guray Waxana Ka Badbaaday Hal Qof Oo Ka Mid Ahaa Sadexda Qof Ee Ka Shaqeynayay Ceelka Galaftay Nolsaha Labada Qof, Badhaasbka Gobolka Gabiley Mohamed Cismaan Xaaji Ahmed Iyo Gifooa,Aua Degmada Arabsiyo Oo Ay Weheliyaan Masullaka Oo Gurmad Ahaan Ugaadhay Goobta Uu Ceelku Ku Yaalo Ayaa Tacsi Udirey Labada Marxuum Ee Geeridooday,
HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA
Si Kastaba Ha Ahaatee Bulshada Deegaanka Agamsaha Iyo Guud Haanba Gobolka Ayaa Wali Ku Howlana Dadaalo Lagu Doonayo In Dibada Loo Soo Saaro Halka Qof Ee Maydka Ah Ee Caradu Ku Fadhido, Dhacdadan Maaha Midii Ugu Horeysay Waa Mid Soo Noqnoqata Xiliyada Qaarkood,
REPORTER JACFAR CAWIL HERERI
GABILEYNEWSNETWORK(GNN0
GABILEY OFFICE