Daawo-Jaaliyada Sucuudiga Ee Degan Somaliland Oo Munaasibad Loogu Dabaal Dagayo Sanad Guurada 88aad Ku Qabtay Magaalada Hargaysa Iyo Masuuliyiin Xukuumada Jsl Oo Ka Qaybgalay.

Hargaysa(GNN):-Jaaliyada Dalka Sucuudi Carabiya ee degan somaliland ayaa munaasibad balaadhan oo loogu dabaal dagayo xuska sanad Guurada 88aad Midowga Dalka boqortooyada sucuudiga ku qabtay Magaalada Hargaysa,
Munaasibad oo ahayd mid si heersaraha loo agaasimay ayaa waxaa kasoo qaybgalay madaxwayne kuxigeenka somaliland madaxda Asxaabta Qaranka iyo masuuliyiin tiro badan oo ka kala socday goolaha Wakiilada iyo qaybaha bulshada.
Ugu horayna waxaa khudbado la xidhiidha xuska sanad guurada ka jeediyay saraakiil ka socday dalka sucuudiga iyo xidhiidhka soo jireenka ahaa ee ka dhexeeya labadan dal.
Halkan Ka Daawo Muqaalkan Warkan Oo faah faahsan:-

Hargeisa Somaliland
Gabiley News Network
Hargeisa Office

Exit mobile version