[Daawo ]:- Kornayl Caarre Oo Qabtay Gacan-Ku-Dhiigle Gabadh Ku Dilay Degmada Ceel-Afweyn + [Ciduu U Dhiibay ]

Qardho (GNN):- Jabhada Taliye Caare ayaa waxaa ay  gacanta ku soo dhigtey gacan ku dhiigle dhawaan magaalada Ceel Afweyn ku dilay Haweenay .

Taliye Caareiyo xubno Caaqilo beeshiisa ah ayaa waxaa ay gacan ku dhiigligii ku wareejiyey Boqorka Beesha Maxamuud Saleeban ( Majeerteen ) iyo dawlada Puntland si ay ugu gacan galiyaan ehelka Cidii uu haweenayda ka dilay,

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

GABILEY.NET

Exit mobile version