DAAWO:Ex-Wasiir Xagla-Toosiye Fariin Dhaxal Gala U Diray Kornayl Caare Kana Jawaabay Wararka Sheegaya Inuu Musharax Yahay.

Hargeisa(GNN):-Hoos Ka Daawo Ex-Wasiir Xagla-Toosiye oo Su’aalo Adag La Waydiiyay iyo Waxa uu Kaga Jawaabay

Wasiirkii Hore Wasaarada Caafimaadka Somaliland Mudane Saleebaan Axmed Ciise Xagla Toosiye Ayaa Mar Uu maanta Warbaahinta La Hadlay Waxaa Uu ka Hadlay jabhada Taliye Caare ee Ku Sugan Maamulka Puthland iyo Sidoo Kale Warar Beer Ah oo Sheegaya Inuu yahay Musharax u Tartamaya Xisbiga Kulmiye.

Reach US At :

00252634243848

XULASHADA GNN





Documentary ka hadlaya Dib-u-dhiskii Somaliland

Shirkii Tawfiiq ee Sheekh 1992