[Deg Deg] :- Cabdi Maxamuud Cumar Oo Dalbadey In La Cafiyo + [Muuqaal]

Addis Ababa (GNN):- Maxkamada magaalada Addis Ababa ayaa waxaa maanta markii saddexaad la keenay madaxweynihii deeganka Somalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar iyo xubnihii la xidhnaa waxaana mar kale ay xeer ilaalintu dalbadey 10 cisho oo kale in la siiyo waana laga qablay .

Cabdi Maxamuud Cumar oo la hadlaayey qareenadii Maxkamada ayaa waxaa uu sheegay in uu doonaayo in Raysal wasaaraha dalka Itoobiya in laga gaadhsiiyo cafis oo doonaayo in loo sameeyey maadama oo uu dalka u soo shaqeynaayey muddo ka badan 10 Sanno

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

gabiley.net