Hargeisa(GNN):-Wasiirka Wasaarada Maaliyada Jamhuuriyada Somaliland Mudane Yuusuf Maxamed Cabdi Ayaa Maanta Usoo Xidhay Kulan Mudo laba Cisho ah u Socoday Maamulayaasha kastamada Dalka, Kulankaas oo ahaa Aqoon Korodhsi Dhinaca Cashuuraha iyo Dakhli Soosaarka Dalka Kor Loogu Qaadayo.