Akhri:- Shirwayne Maanta Ka Furmay Magaalada Hargaysa Oo Ay Ka Qayb Galeen 50 Ergay Oo Adduunka Ka Socda Iyo Ujeedkiisa

Shirwaynahii ugu horeeyay ee ay ka qayb galaan 50 Ergay oo adduunka ka socda ayaa saaka lagu Qabtay magaalada Hargaysa.

Shirkan ayaa la yidhaahdaa “Saaxiibada Somaliland ku leedahay Caalamka” waxaa shirkan lagaga hadlayaa sidda ugu fudud ee Somaliland loo aqoonsan karro.

Shirkan ayaa waxaa soo abaabushay Wasaaradda Arrimaha Dibadda waxaana la filayaa inay ka soo bixi doonaan qorshayaal iyo talaabooyin wax ku ool ah

Dhanka Kale Madasha Shirkan Ayaa Iyaguna Waxaa Qayb weyn ka ahaa Dhammaanba Ganacsatada iyo Shirkadaha Waaweyn ee Reer Somaliland Oo 27kii Sano ee Qaranimada Somaliland Jirtay Kusoo Bandhigayey Wixii Ay Qabasadeen Muwaadiniinta Dalkooda maalgashiyada kala Duwan Ku Sameeyey.

Goor dhow fillo waxii ka soo baxa insha-allaah