Abwaan Laabsaalax oo maanta ka hadlaayey munasibad qado sharaf loogu sameeyey fananada Farxiya Fiska ayaa waxaa uu raali galin hawda u mariyey Fanaanada Nasteexo Indho oo uu sheegay in mar ay Hargeysa timid khalad lagu sameeyey
Abwaan Laabsaalax ayaa sheegay in khaladkaas uu raali galin ka bixinaayo isla markaana ay diyaar u yahiin in ay Nasteexo ka meedhaan khaladkaas oo Ay Hargeysa ku casuumaan” Nateexo Indho waxaad moodaa in ay Hargeysi ku ceebow-dey , Naxteexo waxaanu leenahay waxii dhacay xaal ka qaado , magaaladu waa magaaladaadii sida aanu Farxiya u soo dhaweynay baanu kuu soo dhaweynaynaa , hablaha Soomaaliyeed ee fanka ku jiraa Xurmo ayey naga mudan yahiin , adiguna anaga oo intii hore kaa meydhanya hawshaada waanu wey neynaa ..” ayuu yidhi Abwaan Laabsaalax
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/8iBeAt5JEYA