Daawo Agaasimaha Waaxda Qorsheynta Dawlada Hoose Ee Degmada Gabiley Oo Kiishash Basal Ah Ugu Deeqay Dhismaha Deyrka Dugsiga New Gabiley

Gabiley(GNN)Agaasimaha Waaxda Qorsheynta Dawlada Hoose Ee Degmada Gabiley C,Qani Nuux Ibraahin Ayaa Maanta 100 Xabo Jaajuura Iyo Laba Kiish Oo Basal Ah Kaga Qaybqaatey Dhismaha Deyrka Ama Xayndaabka Loo Sameynayo Dusiga Hoose Ee New Gabiley,

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEY.NET