Hargeisa(GNN):-Xuseen Aadan Cige Deyr oo Hore Xilal kala Duwan usoo Qabtay Wasiirkii Wasaarada Ganacsiga iyo Afhayeenkii ugu Wakhtiga badnaa Xukuumadii Madaxweyne Siilaanyo Ayaa Sheegay In Aanu jirin habayaraatee Wax Xanuun ah oo Madaxweynaha la Soo Darsay Wakhtii uu shaqaynayey, Sidoo kalena Waxaa Uu faahfaahiyey Qaybta Uu Ku lahaa Qoraalka Buugan iyo Wixii Uu ka Ogaa.
Halkan hoose Ka Daawo.