Daawo Gudoomiye Ku Xigeenka Degmada Wajaale Oo Si Adag Ugu Jawaabey Xildhibaan Nacnac

Wajaale(GNN0Gudoomiye Ku Xigeenka Degmada Wajaale Mursal Nuux Cismaan Oo Ka Mida Masuuliyiinta Wada Dadaalka Dheeraadka Ah Lagu Dhiirigalinayo Hormarinta Bulshada Degmada  Wajaale, Ayaa Maanta Mar Uu La Hadlay Warbaahinta, Wuxu Jawaab Adag Siiyay Xildhibaan Axmed Diiriye Nacnac Oo Ka Mida Mudanaayasha Baarlamaanka  Gudoomiye Mursal Nuux Cismaan Ayaa Xildhibaan Nacnac Ku Tilmaamey Masuul Baal Marey Dhaqanka Iyo Milgaha Uyaala  Siyaasiyiinta Somaliland, Mursal Nuux Cismaan Ayaa Xili Roobaadka Tilmaamey In Meelaha Qaar Lagu Arki Karo In Ay Bilicdu Xumaato Taasi Badalkeedana Dawlada Hoose Degmada Wajaale Ay Markasta Ka Go,Antahay In Laga SHaqeeyo Badqabka Deegaanka  Kordhinta Iyo Hagaajinta Bilicda Magaalada,Wuxuna Yidhi,

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

Gudomiye Ku Xigeenka Magalada Wajaale Mursal Nuux Cismaan Ayaa Geesta Kale  Beelahha Walalaha Ah Ee Colaadu Ku DHexmartay Koonfurta Gobolka Sool Ugu Baaqey In Ay Dajiyaan Xiisada Isla Markana Ay Ka Shaqeeyaan Xoojinta Nabada Si Deegaanku Uhelo Xasilooni Waarta,

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEY.NET