Daawo-Hogaamiye Xirsi Oo Ka Waramay Wakhtigii Uu Ku Dhashay Qoritaanka Buugan Uu Soo Bandhigay ee La Magac Baxay “Miyiga Ilaa Madaxtooyada”.

Hargeisa(GNN):-Hogaamiyaha Xisbiga Mucaaridka Ah ee Waddani Mudane Xirsi Xaaji Cali Xassan Oo Hore u Ahaa Wasiirkii Madaxtooyada Somaliland Xukuumadii Madaxweyne Siilaanyo, Ayaa Munaasibad Balaadhan Oo Uu U Qabtay Soo Bandhigitaanka Buug Uu ugu Magac Daray “Miyiga Ilaa Madaxtooyada” Ka Sheekeeyey Waxyaabihii Ku kalifay iyo Wakhtigii Ay Ku Dhalatay Firkada Buugaasi.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Oo Dhammaystiran.