Daawo-Maayirka Caasimada Hargeisa iyo Xildhibaanada Oo Deeq Gaadhsiiyey Qoys Habeen Hore Koox Aan La Aqoonsan Dab Qabadsiiyeen.

Hargeisa(GNN):-Maayirka Caasimada Hargeisa C.raxmaan Maxamuud Caydiid Soltelco iyo Qaar Kamida Xildhibaanada Golaha Deegaanka Hargeisa ayaa Deeq Gaadhsiiyey Soona Indho Indheeyey Qoys Habeen Hore kooxo Hubaysi Dab Qabadsiiyeen Qoyskaasi iyadoo Goobtaasi ay Ku Dhiteen Xoolo Badan Oo Baadrool Lagu Rusheeyey.

Halkan hoose Ka Daawo Qoyskii Masiibadu Ku Dhacday Oo Ka Waramay iyo Maayirka Xildhibaanada Oo Si Adag uga Hadlay In Talaabo Adag La Qaadi Doono Cid Kasta Oo falkaa Lug Ku lahayd.