[Deg Deg ]:- Siyaasi C/raxmaan C/Qaadir Oo Ka Hadley Xil Ka Qaadistii Jaamac Shabeel Iyo Xaalada Dalku Maraayo ..” Kulmiye Caadadii Weeye.

Hargeysa (GNN):- Siyaasi Cabdiraxmaan

Cabdiqaadir oo in muddo ah aan ka soo dhex muuqanin siyaasada iyo saxaafada Somaliland ayaa maanta wareysi dhinacyo badan taabanaya siiyey wariye Badri Koozar o ka tirsan Telefishanka Eryal Tv

Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdiqaadir oo wax laga weydiiyey xil ka qaadistii Jaamac Shabeel ayaa sheegay in arinta lagu sameeyey Jaamac shabeel ay tahay Kulmiye caadadii balse aaney ceebtii aheyn

 

Sidoo kale SIyaasiga ayaa waxaa uu ka Hadley xaalada uu maanta uu dalku maraayo isaga oo talooyina warbaahinta u mariyey madaxweyne Muuse Biixi

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtu.be/EOZ-FSSu7Vo

GABILAY.NET