Ex Gudoomiye Ramaax Oo Madaxweynaha ugu Baaqay Inuu Hoos u Eego Qoyska Leh Dhulka Loo Qorsheeyey Madaxtooyada Cusub.

Hargeisa(GNN):-Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax Oo Xilal kala Duwan oo Gudoomiyenimo Kasoo Qabtay Gobolada Dalka Ayaa Madaxweynaha Somaliland ugu Baaqay Inuu Si Cadaalada Waafaqsan Hoos ugu eego Maxamed Xassan Dalab oo Ah Qoyska leh Dhulka Loo Qorsheeyey Madaxtooyada Cusub.

Dhinaca Kale Waxaa Iyaguna Arrintaa Dhulka Madaxtooyada Loo Qorsheeyey Hore ugu Dhaliilay Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi Xisbiyada Mucaaridka ah ee Waddani iyo Ucid Oo Madaxweyne Usoo jeediyey Inuu Si Cadaalada Waafaqsan Haddii Dhulkan loo Qorsheeyey Dhisme Madaxtooyo In Sifo Sharciga Waafaqsan loogala Wareego, Xukuumaduna aaney Ku Tuman Awoodna u Adeegsan Muwaadiniinta Xaq iyo Xuquuqda Ku leh Dalka.
Halkan Hoose Ka Daawo.