Shirkii aanu wada qaadanay Gudoomiyaha Xisbiga FDP ee Germany,Waa masuulka ugu saamaynta badan Germany marka laga reebo Merkel sida aad sawirka qiimaynta ah aad ka arkaysid
Waa gudoomiyaha gudida Fulinta Aqalka Barlamanka ee loo yaqaano Fraktion sidoo kalena waa murashaxa Raiselwasareha,
Waxa ay ahayd maalin kale oo aad ugu muhiima ahayd dhisitaanka Xidhiidhka Siyaasaded ee aanu ku gudajirno hirgalintiisa,Waxa aan martiqaad ka helay masuuliyiin ka tirsan Xisbiga FDP sidoo kalena kamida ah aqalka Barlamanka Dalkan, martiqaad kan aan helay ayaa ahaa mid sigaara la iigu soo casuumay.
![]() |
![]() |