Wakiilka Somaliland U Jooga Waddanka Jarmalka Oo Ka Qayb-Galay Kulan Uu Qabtay Guddoomiyaha Xisbiga Jarmalka Ee FDP.

Shirkii aanu wada qaadanay Gudoomiyaha Xisbiga FDP ee Germany,Waa masuulka ugu saamaynta badan Germany marka laga reebo Merkel sida aad sawirka qiimaynta ah aad ka arkaysid  
Waa gudoomiyaha gudida Fulinta Aqalka Barlamanka  ee loo yaqaano  Fraktion sidoo kalena waa murashaxa Raiselwasareha,
Waxa ay ahayd maalin kale oo aad ugu muhiima ahayd dhisitaanka Xidhiidhka Siyaasaded ee aanu ku gudajirno hirgalintiisa,Waxa aan martiqaad ka helay masuuliyiin ka tirsan Xisbiga FDP sidoo kalena kamida ah aqalka Barlamanka  Dalkan, martiqaad kan aan helay ayaa ahaa mid sigaara la iigu soo casuumay.

 

Exit mobile version