Daawo:- “Madaxwayne Dhaq-Dhaqaaqa Xukumaddaada Waxaa Laga Taagan Yahay Gamco Badhan…Miyaad Aragteen Wali…” Xoghayaha Arrimaha Guddaha Ucid.

Xoghayaha arrimaha guddaha Maxamuud Cali Saleebaan “Ramaax” ayaa sheegay in dalka laga saaro Hayadda U.N.D.P oo uu sheegay in ay dhisme deegaanka Badhan ugu samaynayaa Baarlamaanka Putland, waxaa kale oo sheegay Raxmaan in khilaaf ka dhex taagan yahiin golaha wasiiradda Somaliland, Ramaax oo hadalkiisa sii wata ayaa yidhi:- “Madaxwayne markaad tidhaahdo ee wasiir hebel kuu soo Ashkatoodo ee wasiir hebel ka Ashkatoodu ee aad labadaba ku tidhaahdo iska celi dee iska celintaadii burbur ayay keenaysaa” siddaasi waxaa yidhi Xoghayaha Arrimaha Guddaha Xisbiga Ucid.

Geesta kale waxaa uu sheegay in aanay wali fulin  wareegtooyin badan oo uu soo saaray Madaxwayne Biixi

Halkan ka Daawo:-