Daawo “Madaxweyne Dhaliilahii Aad U Jeedin Jirtay Cigaal Dushaada Ayay Hoganayaan” Siyaasi Dhoolayare

Hargeysa (GNN):-  Siyaasi Axmed Cilmo Dhoolayare oo  ka tirsan xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa uu sheegay in Madaxweyne Biixi dhaliilihii uu shalay  u jeedin jiray madaxweyne Marxuum Cigaal maanta ay isaga dul hoganayaan

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

GABILEY.NET