Daawo Oo Walalo Soo Caawi Labo Wiil Oo 10 Sano Aan Lugohooda Ku Socon Oo Ku Nool Magaalada Gabiley Kana Soo Jeeda Qoys Danyara

Gabiley(GNN)Xamse Khadar Xasan Iyo Yaxye Khadar Xasan Waa Labo Wiil Oo Walalalo Ah,Ma Tahli Karaan In Ay Lugoohada Ku Socdaan,Waxey Ka Soo Jeedaan Qoys Danyar Ah Oo La Daala Dhacaya Nolasha Quutal Daruuriga,Waxana Wajiyadooda Ka Muuqda Walbahaar Iyo Niyad Jab,Waxana Dhakhaatiirtu Cadeeyeen In Dalka Gudihiisa Xaaladooda Waxba Lagaga Qaban Karin,Waxayna Cagaha Ka Fadhiisteen Markii Ay Marayeen 12 Jir,Labadan Wiil Ee Walalaalaha Ah Ayaa Waxey Ku Noolyihiin Magalada Gabiley Ma Hasytaan Adeegyo Caafimaad Iyo Mid Nololeed,Xamse Khadar Xasan Waa 26Jir Waana Curadaka Xaafada  10 Kii Sane Ee Ugu Danbeeyay Lamuu Ciyaarin Asxaabtiisa Lamu Qoslin Lamuna Wadaagin Sheekooyin Arintaasina Waxey Ku Noqotey Mid Saameyn Ku Yeelatay Mustaqbalkiisa, Maalinba Maalin Waxa Soo Yaraanaya DHaqdhaqaaqa Jidhkiisa,Yaxye Khadar Xasan Waa 15 Jir Ma Socon Karo Muuqaalkiisa Maaha Mid Faraxsan,

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

Dadka Muxsiniinta Ah Ee Jecel Kheyrka Iyo In Ay Walalahooda Dhibaateysan Ay Ay Gargaar U Muujiyaan Waxa Si Naxariis Iyo Bili,aatantimio Ah Looga Codsanayaa In Ay Soo Caawiyaan Dhibanayaashan Aan Mudooyin Badan Ku Socon Cagahooda Ee Jaarka La Noqday Walbahaarka Iyo Niyadjabka,

Raxma Cabdi Amaan Waa Hooyada Dhashay Labada Wiil Ee  Lugaha Ka Curyaamay Waxey Bulshada La Wadaagasa Dhibaatooyinka Soo Marey Sido Kalena Waxey Umada Muxsiniinta Ka Codsatay In Lagu Caawiyo In Dhakhtar Dibadeed Loo Qaado Iyo Ay Bulshada Ku Gargaaraan Dhaqaale Ay Nololmaalmeedka Ku Dabarto,

Walaaal Hadii Aad Awoodo Wax Tabarucaada Illaahay Dartiis Ucaawi Wiilashan Dhibaataysay Si Loo Nooleeyo Farxada Mudooyinka Badan  Ka Maqan, Loona Geeyo Dhakhatiir Maareyn Kara Caafiaadka Dhibanayaashan, Fadlan Wixi Aad Awoodo Ugu Dir Kalana Xidhiidh Lambarka Shaashada Kaaga Muuqda,

GABILEY.NET