Hargeysa (GNN):- Xisbiga Kulmiye ayaa waxaa uu si adag uga jawaabey eedeymo ka soo yeedhay xoghayaha arimaha gudaha xisbiga UCID siyaasi RamaaxXisbiga Kulmiye ayaa waxaa uu sheegay in xukuumadii hore ee Siilanyo Ramaax ay xilka ku haysay marwadii Siilanyo Amina Waris oo ay sheegen in ay inaabti ahayeen.
HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA
https://youtu.be/RgdnIdbRZUw
GABILEY.NET