Hargeysa (GNN):- Gudoomiye ku xigeenkii Haaya’dda Barakacayaasha Somaliland Khadar Sh Cabdilaahi Sh Cali Jowhar ayaa maanta markii ugu horeysay waxaa uu ka Hadley sababta uu filaayo in madaxweyne Biixi xilka uga qaadey .Khadar ayaa warbaahinta u sheegay in khilaaf uu soo kala dhex galay Gudoomiyaha Haaya’dda barakacayaasha kaas oo uu sheegay in uu tacadi , awood sheegasho iyo cunsuri- nimo kula kacay isaga iyo beesha uu ka soo jeeda-ba arintaas na ay isku khilaafeen,
HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA
https://youtu.be/pYxoLiRQY3E
GABILEY.NET