Daawo:- “Waddadii La Mari Lahaa Haddii Ay Halkaasi Ku Oodan Tahay Oo Uu Nin Albaab Saaray.… Sow Kalifi Mayso In Lagu Kala Dareero” Xildhibaan Xuseen Axmed Caydiid

Xildhibaan Xuseen Axmed Caydiid oo ka tirsan golaha wakiilada somalialnd ayaa sheegay in Madaxwayne Biixi aanu marin waddooyin sharci oo aanu u marin sidii loo kala diri lahaa Komishan Doorashooyinka, waxaanu sheegay in Biixi uu xaq u leeyahay soo jeedinta xilka qaadista guddidaasi,

Halkan ka Daawo:-