Daawo Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde Oo Si Adag Uga Hadley Xaaladu Dalka Iyo Arinta Caare “ Madaxweyne Lacagtu Inay Meel Iska Taalo Xal Ma Aha ..

Hargeysa (GNN):- Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde oo ka mid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa waxaa uu si adag uga  Hadley xaalada uu dalku maraayo iyo arinta Taliye Caare .Sidoo kale xildhibaanka ayaa madaxweynaha ugu hanbayey inuu lacagtii dalka ee sifo qaldan iska bixi jirtay oo hakiyey balse waxaa uu madaxweynaha ugu baaqay in lacagta uu dadka ku soo daayo

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtu.be/VON6voijMOY

GABILEY.NET