Daawo:“ Xisbiyada Mucaaridku Awood Uma Laha Iney Wada Hadal la Furaan Soomaliya” Xildhibaan Siciid Cartan oo Ka Tirsan Golaha Wakiilada Somaliland.

Hargeisa(GNN):-Xildhibaan Siciid Cartan oo ka mid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa waxaa uu si adag uga jawaabey hadal maalintii shalay aheyd ka soo yeedhay gudoomiyaha xisbiga UCID Enj Faysal Cali Waraabe kaas oo ku aadanaa in xisbiyada mucaaridku wada hadal la furi doonan dawlada Faderaalka Somaliya  maadama  madaxweynaha Somaliland sheegay inuu wada hadalkaasi ka baxay.

Xildhibaanka ayaa sheegay  in madaxweynaha Somaliland uu xaq distoori ah u leeyahay furutaanka iyo xidhitaanka wada hadalkaas, balse xisbiyada mucaaridku aaney xaq distoori ah u laheyn…………… Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan