Daawo“Ha loo Yeedho Wasiirka Gaashaan Dhiga Iyo Taliyaha Ciidanka ..” Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Wakiilada

Hargeysa (GNN):- Xildhibaan Siciid Cartan oo ka mid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa waxaa uu ku baaqay in fadhi weynaha golahooda looga yeedhay taliyaha ciidanka qaranka iyo wasiirka gaashandhiga si su,aalo loo weydiiyo

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

GABILEY.NET