Ceerigaabo(GNN):- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi iyo waftigii uu hogaaminaayey ayaa waxaa maanta si balaadhan loogu soo dhaweeyey magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobalka Sanaag .Madaxweynaha ayaa khudbad u jeediyey shacabkii soo dhaweeyey waxaana uu madaxweynuhu ka dhawaajiyey arimo uu sheegay in gobalka Sanaag ay gobalada kale dheertay , waxaana madaxweynuhu sidoo kale sheegay in reer Ceerigaabo uu faanka u ogol yahay
HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA
https://youtu.be/Om6S4ANNVKk
GABILEY.NET