Odayaal Ka Soo Jeeda Beesha Amina Waris Oo Siilanyo Ka Difaacay Buugii Uu Xirsi Qoray + [ Muuqaal ]

Hargeysa (GNN):- Odayaal iyo waxgarad  ka jeeda beesha  Marwada Madaxweyinii Hore Amina Waris ayaa waxaa ay   Siilanyo ka difaaceen eedeymo ay sheegen in lagu qoray buugii uu Xirsi Qoray dhawaan .Odayaashan  oo maanta warbaahinta Hargeysa kula Hadley  ayaa waxaa ay fariin u direen odayaasha uu ka soo jeedo Siyaasi Xirsi oo ay ka dalbadeen arintan jawaabteeda

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

GABILEY.NET