Wergeyska Financail Times Oo Soo Bandhigay Horumarka Ictiraaf Raadinta Somaliland Iyo Caqabadaha Ku Xeeran

Wargeyskacaanka ah ee Financial Timesee ka soo baxa dalka Ingiriiska, ayaa caawa baahiyey Warbixin dheer oo uu kaga hadlay horusocodka Jamhuuriyadda Somaliland ka samaysay qaddiyadda aqoonsi raadinta.

“Somaliland waxay dhaqdhaqaajisay baadigoobkeeda ku wajahan ictiraaf caalamiya, waxaanay ka digtay haddii caalamku ku sii adkaystoinay ayidi waayaan madax-bannaanidooda ay arrintaasikeenidoonto dhibaatadii dhex taalaySomaliland iyo Soomaaliya.Wargeysku wuxuu warbixintiisa ciwaan uga dhigay:”Somalilandwaxay ku tallaabsatay inay dhaqdhaqaajiso sidii ay aqoonsi caalamiyau heli lahayd.”Warbixintaas oo aad u dheerayd waxa soo turjuntay Wakaallada Wararka Somaliland ee SOLNA, waxaanay Financial Times qormadeedu u dhignayd sidan:-

WasiirkaArrimaha dibadda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire ayaa waraysilagula yeeshay Hargeysa,ku sheegay inay Somaliland 27kii sannadood ee la soo dhaafay ay samaysayhorumar badan, taasina ay sababtayin loo garwaaqsado Somaliland‘dal xaqiiqo ahaan jira.’

WargeyskaFinancial Timeswuxuu faahfaahiyeyindadka Somalilanday ku naaloonayeennabadgelyo iyodeganaansho oo ay yeesheenBaarlamaan u gaar ah, isla markaanaSomaliland ay qabsataydoorashooyin xidhiidh ah, halka Soomaaliya ay bariinsadeendagaalo sokeeye oo soddon jirsaday, rebshado iyo xagjirnimo tan iyo markii ay dhacday dowladdii Soomaaliya.

WarsidahaFinancial Timeswuxuu intaas ku daray in Somaliland ay soo jiidatay maalgashadeyaasha caalamka, gaar ahaan shirkadda DP World oo ballaadhinaysa dekedda Berbera, halka shirkadda Genel Energy oo laga leeyahay Ingiriisku ay iyadunaqorsheysay inay shiidaal ka qodo Somaliland.

Wasiirka Arrimaha dibadda Dr. Sacad Cali Shire ayaa ku doodayin kalsoonida iyo codka ganacsatada caalamiga ahi ay Somaliland ka caawindoonto sidii loogu guulaysan lahaa dedaalka aqoonsi raadinta.

Warku wuxuu intaas ku daray in Somaliland aywakiillo diblomaasiyadeed ku leedahay dalal badan oo ay ka mid tahay UK. Waxa kaloo Financial Times soo bandhigtay in UK Somaliland ugu yaboohday 25 milyan oo gini muddadii u dhexaysayDecember 2012kii illa September 2018ka. dhaqaalahaasi oo la geliyey adeegyada guud, horumarintadowlad wanaagga iyo isla xisaabtanka.

Wargeysku wuxuu sharraxayin caqabada ugu weyn ee hor taagan aqoonsiga Somalilanday tahay Soomaaliya oo ka soo horjeeda ictiraafka Somaliland, waxaanu wargeysku farta ku fiiqay in dalalkii dhowaan madax-bannaanida helay oo kala ahaa Suudaanta Koonfureed, Eriterea iyo Eas Timor ay aqbaleen dalalkii ay hore uga tirsanaan jireen.

Gabadha Afhayeenka u ah Wasaaradda Arrimaha dibadda UK,ayaaFinancial Timesu sheegtay in dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Somaliland ay u taalo inay heshiis ka gaadhaan mustaqbalkooda, isla markaana waddamada gobolku ay hormuud ka noqdaaninay aqoonsadaan natiijada heshiiska ay gaadhaan labada dhinac.

Wargeysku wuxuu soo qaatayin wadahadalkii ay u horeeyey ee ay yeelan lahaayeen Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi iyo dhigiisa Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo,la joojiyey horaantii sannadkan, markiiSoomaaliya ka soo horjeedsatay maalgashiga dekedda Berbera.

Ugu dambayn, Wargeysku wuxuu soo xigatay Wasiirkii hore ee Arrimaha dibadda Somaliland Marwo Edna Aadan Ismaaciil oo ku garnaqsatayin beesha caalamkuka warqabaanin Somaliland ay ka duwan tahay Soomaaliya,haddana aanay aqoonsan Somaliland.

Waxa kaloo Marwo Edna Aadan ka digtay in isku-day kasta oo lagu doonayo in lagu mideeyo Somaliland iyo Soomaaliya ay horseedi doonto qulqulatooyin cusub oo dab ku sii shidaxasaradaha ka oogan mandaqada.

The self-declared state of Somaliland is stepping up its push for international recognition, warning that the world’s continued refusal to formally accept its independence threatens to plunge the breakaway region back into armed conflict with Somalia.  “We have made a lot of progress in the past 27 years and now we are recognised as a de facto state” Saad Ali Shire, foreign minister, said in an interview in the capital, Hargeisa. “[But] the next 27 years is not going to be like the first,” he said. “War is bound to happen unless the problem is settled peacefully one way or another.”  This year Somaliland’s army has already clashed with troops from the northern Somali region of Puntland in an escalation of a long-running stand-off over contested territory. So long as Somaliland’s statehood and national boundaries are not formerly recognised, the risk of renewed conflict will increase, Mr Saad said.  The former British protectorate of Somaliland united with Italian Somalia in 1960 following independence and then broke away in 1991, when clan militias overthrew Somali dictator Siad Barre’s government. Ever since, as Somalia collapsed into three decades of civil war marked by corruption, violence and religious extremism, Somaliland has delivered relative peace and stability to its 3.5m people, establishing its own parliament and holding four national elections since 2003.

The breakaway state issues its own passports, prints its own currency and has begun to attract foreign investment. Dubai-based DP World is embarking on a multimillion dollar port expansion, while London-listed Genel Energy plans to drill for oil.

The vote of confidence from international business will help Somaliland intensify its diplomatic efforts to win recognition, Mr Saad said. “It is clear we are a responsible international player. The international community has no valid reason [not to recognise our independence]” he said.  In a diplomatic coup for the country, Somaliland this year signed a deal with Ethiopia to invest in its port alongside DP World. Last month Harriet Baldwin, UK minister of state for Africa, visited the country. Somaliland has diplomatic representation in dozens of countries around the world, including the UK, and international engagement between Britain and Somaliland is frequent. The UK’s international development department spent £25m between December 2012 and September 2018 on a national development fund to improve governance, accountability and public service delivery in the self-declared state, but like the rest of the world, it does not officially recognise the country.

The biggest obstacle to recognition remains Somalia, which is mired in conflict and refuses to endorse the breakaway region. Countries that have achieved independence in recent times, such as South Sudan, Eritrea and East Timor, have had the ultimate approval of their former parent state. “We believe that it is for the Federal Government of Somalia and Somaliland to reach agreement on their future together, and that it is for those in the region to take the lead in recognising the resulting agreement,” a UK Foreign Office spokeswoman told the Financial Times in response to questions.  That message is consistent across western governments, said Ahmed Soliman, a Horn of Africa expert at Chatham House in London. “Until there are formal discussions between Mogadishu and Hargeisa, endorsed by the African Union or other regional players, it is unlikely that any country would take the final step [of recognising Somaliland],” he said.  Officially talks are ongoing, but relations remain difficult. A planned first meeting between Muse Bihi Abdi, Somaliland’s president, and his Somali counterpart Mohamed Abdullahi Farmaajo was shelved earlier this year as tensions flared over DP World’s investment in the Somaliland port of Berbera, which Mr Farmaajo opposed.

Hassan Sheikh Mohamed, Somalia’s president until last year, said relations between the two governments had improved since 2012 but that Somalia’s objective of restoring the country’s historic borders and reintegrating Somaliland was unchanged. “Unity is in the interests of south, of north, of every Somali,” Mr Hassan said last month. Edna Adan, who served as Somaliland foreign minister from 2003-6 and was previously married to Mohamed Haji Ibrahim Egal, Somalia’s first prime minister, sees the stalemate as frustrating and dangerous. “What is painful is that the world knows that Somaliland is different from Somalia, always has been, always will be, and that it refuses to recognise that difference,” she said in an interview in Hargeisa. Any attempt to reunify Somaliland and Somalia would lead directly to conflict and give further fuel to the violent Islamist groups and piracy that have undermined security onshore and offshore in Somalia for the past decade, she said.  “We separated like a limb that cannot be reattached. It will kill the healthy body, it will kill stability in the Horn of Africa, it will kill the safe waterways of the Gulf of Aden.”

 

financial times

Exit mobile version