Ceerigaabo (GNN):- Waftigii uu hogaaminaayey madaxweynaha Somaliland oo muddo laba cisho ah ku sugnaa magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobalka Sanaag ayaa saaka ka soo Baxay Ceerigaabo .
Waftiga Madaxweynaha ayaan u bixin bariga gobalka Sanaag oo dadku is weydiinaayeen in uu madaxweynuhu tagi doono
Waxaana waftigu ay dib ugu soo noqdeen wadada Ceerigaabo Burco ilaa iyada oo la filaayo inuu madaxweynuhu dib ugu soo noqdey magaalada Hargeysa safarkiisii bariga na uu sidaas u soo gabo gabeeyo