War Deg Deg Ah “Nukliyeer Laynagu Dhufto Ayaa Ka Fiican Khamri Iyo Xashiishad Somaliland Soo Gasha..” Gudoomiyaha Wajaale+MUUQAAL

War Deg Deg Ah Nukliyeer Laynagu Dhufto Ayaa Ka Fiican Khamri Iyo Xashiishad Somaliland Soo Gasha Gudoomiyaha Wajaale,Oo Qudbad Duur Xula Ka Jeediyay Mukhadaraad Lagu Gubey Magaalada Wajaale Oo Ciidanka Cashuuruhu Gacanta Ku Soo Dhigeen,

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEY.NET