Xildhibaan OBAMA Maxuu Ka Yidhi Inuu Tartanka Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Ku Jiro + [ Muuqaal ]

Hargeysa (GNN):- Xildhibaan OBAMA oo ka mid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa waxaa uu ka Hadley inuu jiro wax tartan ah oo ugu jiro hanashada gudoomiyaha xisbiga Kulmiye .Xildhibaanku waxuu sheegay in maanta dalka uu madaxweyne cusub dalka ka yahay Muuse Biixi isla markaana uu yahay gudoomiyihii xibsiga Kulmiye balse xiligan aanu wax jawab ah ka bixi doonin in xilkaas u tartami doono marka xiligeeda la gaadho

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

GABILEY.NET