Daawo Gudoomiyaha Haweenka Oo Maanta Shir Weyne Ku Qabsadey Hargeysa Oo Raali Galin U Dirtey Xisbiga Waddani

Hargeysa (GNN):- Sucaad Carmiye Gudoomiyaha haween maanta shir balaadhan ku qabsadey magaalada Hargeysa , taas oo madaxweyne Biixi ka qeyb galay ayaa waxaa ay raali galin u dirtay xisbiga Waddani oo masuulkii ka socday aan loo ogalanin in uu madasha ka hadlo

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Xisbiga Wadani Oo Raali Galin laga Siiyay Munaasibada Maanta Ee Shirweynaha Dhaqdhaqaaqa Haweenka.

GABILEY.NET

Exit mobile version