Daawo :- Korneyl Qalbi Dhagax Oo Booqdey Jeel Ogaadeyn Kana Sheekeeyey Dhibtooyinkii Dadka Lagu Sameyn Jiray .

Jig  Jiga (GNN):- Korneyl Cabdikariim Sh Muuse Qalbi Dhagax oo dhawaan gaadhey magaalada Jig Jiga ayaa waxaa uu booqasho ku tagay Jeel Ogaadeen isla markaana waxaa uu si qiiro leh uga sheekeeyey dhibaatooyinkii dadka loo geysan jiray

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtu.be/LAbHxPwG4Sg

GABILEY.NET