Daawo Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Dib Ugu Soo Laabtey Hargeysa Iyo Guulaha Uu Dalka Usoo Hooyay.

Hargeysa (GNN):- Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici ayaa dib  ugu soo laabtey magaalada Hargeysa kadib safar uu ugu maqnaa maalmihii ugu danbeeyey dalal ka mid ah qaarada Yurub

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtu.be/VVFfMnlKD1A

GABILEY.NET