Daawo-Siyaasi Ka Tirsan Xisbiga Kulmiye Oo Laga Hor Istaagay Xarunta Xafiiska iyo Cida Uu Ku Eedeeyey Aflagaado Lagula Kacay.

Hargeisa(GNN):-Siyaasi Eng Daauud Abiib Axmed Cali “Daauud Ijaara” Oo kamid ahaa Siyaasiyiintii Garabkii Toosinta ee Kasoo Goostay Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Oo Markii Danbe Ku biiray Xisbiga Kulmiye Ayaa Si Kulul uga Hadlay Masuuliyiin Uu sheegay In Caadifad iyo Arrimo Ku Cusub Gudaha Xisbiga Kulmiye Ay ka Dhex Bilaabeen, Waxaanu Siyaasigu Si Kulul u Edeeyey Rag Uu Sheegay Inay Isku Dayeen Inay Ka Hor istaageeen Xarunta Xisbiga Kulmiye.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan.