Hargeysa (GNN):- Wasiirka wasarada biyaha Somaliland Md Saleeban Yuusuf Cali Koore ayaa waxa auu fariimo adag hawda u mariyey musharaxiinta madaxweyne ee Puntland u tartameysa ee ku olaleya soo celint gobalka Sool iyo SanaagWasiir Koore ayaa si cad u sheegay In Puntland aaney qabsan Karin Sool iyo Sanaag ba oo Somaliland awood ciidan oo ku filan ay leedahay
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
GABILEY.NET