Daawo Taliyaha Booliska S/land Oo Toobabar U Furay Taliyayaasha Saldhig-yada Hargeysa

Hargeysa (GNN):- Taliyaha ciidanka Booliska Somaliland Cabdilaahi Fadal Iiman ayaa waxaa uu maanta xarunta taliska ciidanka Booliska  uu toobabar ugu furay taliyayaasha saldhig-yada kala duwan ee magaalada Hargeysa

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

GABILEY.NET

Exit mobile version