Daawo Wasiirka Caafimaadka Somaliland Oo Soo Kormeeray Isbitaalka Kalabeydh Iyo Bulshada Kalabeydh Oo Ka War Sugaya Midho dhalka Kormeerkan.

Kalabeydh(GNN)Wasiirka Wasaarada Caafimaadka Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Ayaa Soo Gaadhey Isbitaalka Deegaanka Kalebeydh Ee Gobolka Gabiley Oo Ay  Hore Udhistey Marwada Qaranka Jabuuti Marwo Khadra Xeyd  Baryahan Danbe Waxa Jirtey Cabashooyin Xoogan Oo Ka Iminaya Shacabka Deegaanka Kalabeydhka Kuwaasi Ka Dayrinaya Xaalada Isbitaalka Oo Ay Ku SHeegeen In Aanu Laheyn Qalab Iyo Shaqaale Ku Filan Oo Bulshada Uqabta Adeegyada  Caafimadka.Socdaalka Wasiirka Caafimaadka Ayaa La Xidhiidha Ukuurgalida Xaaladaha Guud Ee Ku Gadaaman Isbitaalkan Oo Aan Si Rasmiya Usaqeyn.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

Bulshaduna Waxey Iswaydiinasaa Waxey Soo Kordhinaso Kormeeradani.Badhasaabka Gobolka Gabiley Maayerka Degmada Gabiley Ayaa Qaybka Ahaa Kormeerkan Wasiirka Caafimaadku Ku Yimidey  Isbitaalka Kalebeydh Ee Ubaahan In Laga SHaqeysiiyo.Wasiirka Caafiamadka Iyo Masuuliyiinta Kale Ayaa Ka Hadlay Kormeerkan Iyo Waxa Uu Daaranaa.

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEY.NET