“ Laascaanood Waxba Ma Dhagax Dhigin Mana Furin Madaxweyne Muuse Biixi…” Maayarkii Hore Ee Laascaanood + [ Muuqaal ]

Laascaanood (GNN):- Maayarkii hore ee magaalada Laascanood isla markaana iminka ah xildhibaan ka tirsan golaha deeganka ayaa waxaa uu sheegay in uu dhaliilsan yahay safarkii madaxweyne Biixi ku yimid gobalka Sool isaga oo sabab uga dhigay in madaxweynuhu aanu waxba xadhiga ka jarin waxna aanu dhagax dhigin intii uu ku sugnaa magaalada Laascaanood

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtu.be/UY_XQ6rzwH4

GABILEY.NET