Hargeysa (GNN):- Madaxweynaha dalka Mareykanka Donlad Trump ayaa waxaa lagu eedeeyey in uu xidhiidh ganacsi oo gaar ah kala dhaxeeyo qosyka Boqortooyada dalka Sucuudiga , waxaana la filaya in ay arintaasi baadhis ku sameeyaan aqalka sare ee dalka Mareykanka
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan
GABILEY.NET