“ Maxamed Kaahin Waxaan Leeyahay Maxaa Lagu Mucaarida Waxbaba Ma Heyside ..” Xisbiga Ucid Oo Wasiir Maxamed Kaahin U Jawaabay + [ Muuqaal ]

Hargeysa (GNN):- Xoghayaha warfaafinta xisbiga UCID ayaa waxaa uu si kulul uga jawaabey hadalo shalay ka soo yeedhay wasiir Maxamed Kaahin kaas oo ahaa in xukuumada madaxweyne Biixi ay tabeyso Doorkii mucaarid nimo

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtu.be/lSSQ6KiCXSE

GABILEY.NET

Reach US At :

00252634243848

XULASHADA GNN





Documentary ka hadlaya Dib-u-dhiskii Somaliland

Shirkii Tawfiiq ee Sheekh 1992