“ Waxaan La Kulmay Caqabado Badan Sidii Aan Madaxweynaha Buugan U Gudoonsiin Lahaa ..” Gabadh Buug Ka Qortay Taariikhda Madaxweynaha + [ Muuqaal ]

Hargeysa (GNN):- Najma Maxamuud oo ah gabadh aad u da, yar isla markaana buug ka qortey Taariikhda madaxweyne Muuse Biixi ayaa waxaa ay sheegtay in sidi ay buugan madaxweynaha u gudoonsiin laheyd ay la kulantey caqabado badan

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan

GABILEY.NET