Daawo Aas qaran Oo Magaalada Gabiley Loogu Sameeyay Marxuum Oday Abiib Gurey Oo Ka Mid Ahaa Odayaasha Dhaqanka Ee Ugu Miisanka Culus Gobolka Gabiley Iyo Guud Ahaanba Somaliland.

Gabiley(GNN)Inaalilaahi Wa Inaa Ilaayhi Raajacuun Alle Hawnaxiiriistee Waxa Maanta Aas Qaran Magaalada Gabiley Loogu Sameeyay Marxuum Oday Abiib Warsame Cabdi Oo Ku Magac DHeeraa Abiib Gurey Oo Ka Mida Ahaa Odaaysha Ugu Miisaanka Culus Odayaasha Dhaqanka Gobolka Gabiley Iyo Guud Ahaanba Somaliland .Waxana Lagu Xasuustaa Inuu Ka Mid Ahaa Dadka Fara Ku Tiriska Ah Ee Ay Ka Go,do Taladu Wuxu SIdo Kale Marxumku Markasta Iyo Meelaksta Ka SHaqeynayay Nabada Xasiloonida Iyo Maslaxada Umada Uu La Noolaa Sido Kale Wuxuu Ahaa ODAYAASHII Snm Ee Nabada Tiirka Udhigay.Dhamaan Masuuliyiintii Iyo Qaybaha DUwanaa Ee Bulshada Ee Ka Soo Qaybgalay Aaska Loo Sameeyay Marxuumka AYaa Ka Sheekeeyay Wanagii Iyo Arin Keenkii Ay Oday Abiib Gurey Ku Yaqaaneen Iyago Illaahayna Uga Baryay Inuu Naxiiriista Jano Ka Warabaiyo Marxuum Kitaabkiisana Midigta Uga DHiibo

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

GABILEY.NET