Daawo :- Khudbadii Uu Madaxweyne Muuse Biixi U Jeediyey Madax Dhaqameedka Beesha Garxajis .

Hargeysa (GNN):- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa uu maanta xarunta madaxtooyada Somaliland uu ku qaabilay isla markaana uu qado sharaf ugu sameeyey madax dhaqameed ka socda beesha Garxaajis isla markaana waxuu u jeediyey khudbad

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtu.be/agudKaRpStQ

GABILEY.NET

Reach US At :

00252634243848

XULASHADA GNN





Documentary ka hadlaya Dib-u-dhiskii Somaliland

Shirkii Tawfiiq ee Sheekh 1992