Xoghayaha arrimaha gudaha ee Xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax) ayaa si adag uga hadley mudo kordhinta golaha Guurtida Somaliland u sameeyeen mudanayaasha golaha Wakiilada.
Sidoo kale Siyaasi Ramaax ayaa soo bandhigay dhaliilaha Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi, Isagoona mucaaridku ugu baaqay inay soo bandhigaan dhaliilahaas ay Xukuumadu leedahay.