Hargeysa (GNN):- Xoghayaha guud ee xisbiga Waddani ayaa waxaa uu maanta warbaahinta la wadagey isla markaana uu mid mid u dul istaagey qodobo uu sheegay in xukuumada madaxweyne Muuse Biixi ku fashilantey taas oo intooda badan ay aheyd arimaha dhaqaalaha iyo Miisaan-yada dalka
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/amS-JdqyFIQ
GABILEY.NET