DAAWO:Faysal Cali Waraabe Oo War Cusub Ka Soo Saarey Arimaha Doorashoyinka +[ Muuqaal ]

Hargeysa (GNN):- Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu sharaxaad ka bixiyey sababta ay mawqifka arimaha doorashooyinka ay xisbiga Kulmiye  ay isku mawqifka uga noqdeen

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Gabilay.Net