Deg Deg :- Mid Ka Mid Ah Gudoomiyayaasha Xisbiga UCID Oo iminka Is Casilay .

Hargeysa (GNN):- Waxaa  iminka si rasmi ah ugu dhawaaqey in uu xilkii iyo xubin nimadii xisbiga UCID iska casilay gudoomiye ku xigeenkii  xisbiga UCID Md Cabdinaasir Buuni

Masuulkan oo goor dhaweyd warbaahinta la Hadley ayaa sidaasi sheegay , maanu bixin wax faah faahin ah , waxaana uu yidhi  bari baan faah faahin bixin doona

Md Buuni waxaa uu dhalasho ahaan ka soo jeeda  gobalka Awdal

Fiiro Gaar Ah :- Faah Faahin iyo Muuqaal-ba goor dhaw Filo