Wararka naga soo gaadhaya garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in halkaa ay ku xayibanyihiin tan iyo saakay wafdi ka socday dowladda oo lagu waday in ay u anbabaxaan magaalada Garoowe.
Wafdiga la filayay in ay u socdaalaan magaalada Garoowe waxaa ka mid Wasiirro iyo xidhibaanno ka soo jeeda deegaannada Puntland, iyaga oo halkaa u tagaya ka qebgalka doorashada madaxwynaha ee la filayo in maalin kaddib halkaa ka qabsoonto.
Sida la ogyahay maamulka puntlanad wuxu soo saaray todobaad ka hor amar lagu sheegay inaanay iman karin deegaanada puntland cid ka socota dawlada xamar.
Gabiley.Net















